Gurmadyo xoogan oo ka kala tagaya magaalooyin kala duwan ayaa gaaraya jiidaha hore ee Dagaalka deegaanka Tukaraq ay ku dagaalamayaan Ciidamada maamulada Somaliland iyo Puntland....
Waxaa saakay Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool mar kale ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamada maamulka Somaliland iyo kuwa Puntland, waxaana dagaalkaasi ka...
Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay maamulka Somaliland in uu masuul ka tahay dagaalka saakay dib uga qarxay Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, waxa ayna puntland...
Shirkadda Korontada ee BECO ayaa Qiimo Dhimis Hor leh ku sameysey Adeegeedii Korantada si ay bulshada Soomaaliyeed ugu faa’iideestaan , waxaana qiimo dhimistan shir jaraa’id...