Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa shaki weyn galinaya in uu qabsoomida kulanka lagu wado in 12-ka bisha soo socota ee June uu la qaato...
Waxaa maanta qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana qaraxan...
Wasiirka arrimaha socdaalka ee dalka Denmark ayaa si wayn loo cambaareeyay kaddib markii ay ku baaqday in Musliimiinta dalkeeda ay ka baaqsadaan shaqada xilliga bisha...
Ciidamada booliiska maamulka Somaliland ee ku sugan magaalada Togwajaale ee gobolka Gabiley ayaa toogasho ku dilay nin kasoo jeeda dalka Itoobiya gaar ahaan Qowmiyada Oromada....
Gabar 25-sano jir ah oo u dhalatay dalka Hindiya ayaa lagu xiray garoonka Diyaaradaha magaalada New Delhi ee caasimada dalka Hindiya, kadib markii laga shakiyay...
Hey’adda samafalka ee Hormuud Foundation ayaa Raashin iyo lacago caddaan ah waxay ay gaarsiisay Isbitaalada Danta guud (Dowliga ah) ee ku yaala Magaalada Muqdisho. Hormuud...