Gen. Muungaab oo ka hadlay Sharci ahaanshaha Xil ka qaadistii Gudoomiyaha Maxkamada sare
Wasiiru dowlihii hore ee Cadaaladda Jen. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa sharci ku tilmaamay xil ka qaadistii Madaxweyne Farmaajo uu ku sameeyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare,...