Daawo Sawirada: Si dhib badan oo gar gaar lagu gaarsiinayo Qoysas uu saameeyay Fatahaada
Fatahaada ay sameeyeen Wabiyada Jubba iyo Shabelle ayaa saameyn xoogan ku reebay kumanaan dad ah oo kunool magaalooyinka iyo deegaanada ay ku fataheen labadan Wabi....