Diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn oo howlo basaasnimo ah ka waday deegaano ay maamulaan Ururka Al Shabaab ayaa ku soo dhacday deegaan katirsan gobolka Shabeelaha...
Iska hor imaad xoogan oo u dhaxeeyay ciidano katirsan kuwa Xasilinta Caasimada iyo ciidamo Milatari ah oo degan xeradii ay ka baxeen Imaaraadka ayaa goordhaw...
Maamulka Puntland ayaa ka hadlay dagaal xoogan oo xalay dagaalyahano katirsan Al Shabaab ku qaadeen saldhig ciidamada Puntland ku leeyihiin Togga Balli-Khadar ee Buuraha Calmadow...
Warar goordhaw aan helnay ayaa sheegaya in labo askari oo katirsanaa ciidanka dowlada Soomaaliya lagu dilay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan halka ay ku taalo boosteejada...
Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in shalay halkaasi socdaal qarsoodi ah oo laga qariyay Warbaahinta ku tagay Madaxweynaha maamulka...
Dalka Kenya waxaa hada ka taagan fadeexad weyn oo ka dhalatay lacago malaayiin Dollar ah oo la musuq maasuqay , waxaana lacagahan musuq maasuqay saraakiil...