Maamulka Puntland ayaa sharci daro ku tilmaamay lacag dhan Hal Malyan oo Dollar oo Dowlada Federaalka Soomaaliya ugu deeqday maamulka Somaliland si loogu taageero dadkii...
Wargeyska New York Times ee ka soo baxa dalka Mareykanka ayaa sheegay in Aqalka Cad uu qorsheynayo inuu yareeyo ciidamadiisa gaarka ah ee ka howlgala...
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa magaalada Baydhabo si rasmi ah uga furay shirka Amniga Qaranka ay ka qeyb galayaan Madaxda sare ee...