Labo Oday oo Siyaabo kala duwan isugu dilay Deegaanka Raama-cade iyo Faah faahino laga bixiyay
Labo Oday oo kamid ahaa dadka ku dhaqan Deegaanka Raama-cade ee hoostagta magaalada Jowhar ayaa lagu soo waramayaa in saacadihii lasoo dhaafay siyaabo kala duwan...