Wiil 16-sano jir ah oo xil looga magacaabay Hirshabelle iyo Wal wal wiilkaasi lasoo darsay !!Cabdi CadeMarch 18, 2018March 18, 2018 by Cabdi CadeMarch 18, 2018March 18, 20180 Maamulka Hirshabelle ayaa si lama filaan ah dhawaan Gudoomiye kuxigeen degmo u magacaabay wiil 16-sano jir ah , xili wiilkaasi uusan ka war qabin wax... Read more
Ra’isul Wasaare Kheyre oo Booqday Ciidamo isku dhaf ah oo Dagaal loo diyaariyayCabdi CadeMarch 18, 2018March 18, 2018 by Cabdi CadeMarch 18, 2018March 18, 20180 Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre uu la socdo Taliyaha ciidanka booliiska ayaa xalay kormeer ku tagay xero ciidan oo kutaala Degmada Dayniile iyo sidoo... Read more
Jawaari oo ka fekeraya in uu is casilo iyo Tirada Xildhibaanada kasoo horjeeda oo korortay (Akhriso Tirada)Cabdi CadeMarch 17, 2018March 17, 2018 by Cabdi CadeMarch 17, 2018March 17, 20180 Waxaa sii kordhaya Xildhibaanada saxiixay iyo kuwa taageersan mooshinka laga gudbiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Xildhibaanada saxiixay iyo kuwa taageersan... Read more
Madaxweyne Farmaajo oo Ciyaaraya Xeelad Siyaasadeed xili ay jirto xiisadCabdi CadeMarch 17, 2018March 17, 2018 by Cabdi CadeMarch 17, 2018March 17, 20180 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaan wali ka hadlin xiisada Siyaasadeed ee ka dhax aloosan Xildhibaanada Baarlamaanka iyo Mooshinka laga keenay Gudoomiye Jawaari. Sida aan... Read more
Xildhibaan Khadiijo Diiriye oo ka dhawaajisay hadal Niyad jab ku riday Gudoomiye JawaariCabdi CadeMarch 17, 2018 by Cabdi CadeMarch 17, 20180 Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa cadaadiska kusii kordhiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka ee mooshinka kalsooni kala noqoshada laga... Read more
Tahniyad aroos oo loo dirayo Abdiraxman Farax Muudey & Meymun Axmed Cumar (Daawo Sawirro)Cabdi CadeMarch 17, 2018March 18, 2018 by Cabdi CadeMarch 17, 2018March 18, 20180 Waxaa halkan Tahniyad aroos farxad leh looga dirayaa lamaanayaasha Dunida iska doortay Abdiraxman Farax Muudey & Meymun Axmed Cumar oo aqal galkooda uu ka dhacay... Read more
Daawo Sawirro: Maxkamada Ciidamada oo lasoo taagay rag ku eedeesan Farsameynta QaraxyadaCabdi CadeMarch 17, 2018 by Cabdi CadeMarch 17, 20180 Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa maanta lasoo taagay rag ku eedeesan farsameeynta qaraxyada , kuwaa oo dhawaan ciidamada amaanka kasoo qabteen deegaanka Ceelasha Biyaha. Ragan... Read more
Wararkii Ugu Dambeeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka oo loogu baaqay in uu is casilo Cabdi CadeMarch 17, 2018March 17, 2018 by Cabdi CadeMarch 17, 2018March 17, 20180 Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo goordhaw shir ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ayaa ugu baaqay Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari in uu is... Read more
Nabadoon caan ah oo maanta lagu dilay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya dilkiisaCabdi CadeMarch 17, 2018March 17, 2018 by Cabdi CadeMarch 17, 2018March 17, 20180 Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa maanta Xaafada Taleex ee Degmada Hodan waxa ay ku dileen nin Nabadoon ahaa , waxaana goobta dilka ka dhacay ka... Read more
Ciidamo Cusub oo katirsan AMISOM oo goordhaw la geeyay Xarunta BaarlamaankaCabdi CadeMarch 17, 2018 by Cabdi CadeMarch 17, 20180 Ciidamo katirsan Booliiska AMISOM ayaa goordhaw la geeyay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee Muqdisho, xili xaruntaasi xalay horey loo geeyay ciidamo kale oo dowlada katirsan. Sida... Read more