Diyaaradii ugu horeesay ee toos ah isaga kala gooshta dalka Australia iyo qaaradda Yurub ayaa caga dhigatay garoonka diyaaradaha ee Heathrow ee magaalada London. Diyaaradan...
Wararka ka imaanaya degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in xiisad ay wali ka taagan tahay xuduuda Soomaaliya iyo Kenya wadaagaan gaar ahaan...
Xildhibaanada Aqalka sare oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa u yeeray Afar kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya si wax looga weediiyo xaalad...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Xildhibaano taageersan ayaa Xukuumada Soomaaliya ku eedeeyay in ay ka dambeyso Mooshinka ay Xildhibaano katirsan Baarlamaanka saxiixeen....
Xildhibaanada Aqalka sare oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa guddi cusub u saaray Weerarkii sanadkii hore ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya ku qaadeen guriga...