War-Murtiyeed goordhaw laga soo saaray Shirka Madaxda maamul goboleedyada (Akhriso)
Waxaa goordhaw War-Murtiyeed dhowr qodob ka kooban laga soo saaray Shirkii maalmahan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Koonfur Galbeed uga socday Madaxda maamul goboleedyada...