Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa ku hanjabtay in ay weerar xoogan ku qaadi doonto magaalada dekadda leh Xudeydah ee dalka Yaman hadii aysan si deg deg ah...
Dalalka Gariiga iyo Mecedonia ayaa ugu dambeyn ka heshiiyay murankii ka taagnaa Magaca Mecedonia, waxaana labada wadan ku heshiiyeen in la badelo Magaca dalka Mecedonia...
Xiddiga Qaranka Portugal iyo kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo oo hogaaminaya xulka dalkiisa ee ka qeyb galaya koobka Aduunka ayaa soo diyaarsaday rag waardiyeeya oo...
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta ayaa sheegaya in caawa ciidamo hubeesan oo horey uga tirsanaa Kooxda Ahlu Sunna hareereeyeen lana wareegeen guriga...
Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in xiisad ay caawa halkaasi ka jirto, waxaana afaafka hore ee xarunta Madaxtooyada ee kutaala magaaladaasi isku hor...