Madaxweyne Farmaajo oo Khadka Telfoonka kula hadlay Madaxweyne Al Siisi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Masar Mudane CabifataaxSiciid Alsiisi, ayaa ugu hambalyeyay...