Goorma ayay soo bilaabatay fikradda mideynta Somalia iyo Itobiya? (Wax badan ka Ogow)
Dhanka Soomaaliya waxaa muddo dheer soo jirtay fikradda mideynta shanta Soomaaliyeed oo kala ah Koonfurta, Waqooyiga, Jabuuti, Ogaden, iyo NFD. Jabuuti waxay noqotay dal gaar...