Askar loogu tala galay in ay sugaan Amaanka Muqdisho oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)
Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya iyo madaxda Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha 17-ka degmo ee Gobolka, Taliyeyaasha ciidanka booliska iyo Guddiga...