Boqor Salmaan oo Madaxweyne Erdogan kala hadlay Kiiska Wariye Jamal Khashoggi
Boqorka dalka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin Abdulaziz ayaa khadka telfoonka kula xiriiray Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, waxa uuna kala hadlay xiisada ka dhalatay Wariyaha...