Aisha Mohammed oo noqotay Haweeneydii ugu horeesay ee noqota Wasiirka Difaaca Itoobiya
Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqay golihiisa cusub ee Wasiirada, waxa uuna Ra’isul Wasaaraha magacaabay Wasiiro ay ku jiraan haween tiro badan...