Dowlada Soomaaliya oo Tix galisay Cabashadii shacabka magaalada Muqdisho
Dowlada Soomaaliya ayaa mudo kadib tixgalisay cabashooyinka shacabka magaalada Muqdisho ka keeneen xirnaashiyaha wadooyinka, waxaana dib loo furay Isgoosyadii ay xireen ciidanka iyagoona baaraya dadka...