Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Shaaciyay Faa’iidada Somalia ugu jirta ku biiritaanka COMESA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta dib ugu soo laabtay dalka ayaa ka war-bixiyay shir madaxeedka waddamada ku bohoobay Suuqa...