Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay xiisada ka dhalatay Booqashadii uu Madxaweynaha Soomaaliya Farmaajo ku tagay dalka...
Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in caawa baaqatay xaflad lagu xusi lahaa 1-da Agoosto oo ku beegan markii la...
Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho waxa ay kusoo qabteen nin dil kasoo geestay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool kuna dhuumaaleesanayay...
Dowlada Iiraan ayaa jawaab adag ka bixisay hadal kasoo yeeray Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump oo ku aadanaa in uu diyaar u yahay kulan uu...
Warar aan goordhaw ka helnay magaalada Buuhoodle ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax xoogan oo dhaliyay Khasaaro isugu jira dhimasho...
Dawladda Talyaaniga ayaa ballan qaaday inay dib u dhis ku samaynayso xarunta Maxkamadda sare ee Dalka, ka dib kulan Maanta ay ka wada qaateen Guddoomiyaha...
Maalin waliba Mashruur Cusub ayaa Hadba la soo Alifayaa maanta wasiirkii Ganacsiga ee Dowladda Federaalka Maxamed Cabdulaahi Xayir Maareeye ayaa waxaa uu soo bandhigey Qandaraas aan aad ula yaabey...