Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta qeybo kamid ah magaaladaasi lagu arkay meydadka dad kasoo jeeda Qowmiyada Oromada...
Dhaqaalaha Bariga Afrika ee 2017-kii waa ka fiicnaa afarta gobol ee kale (Waqooyiga Afrika, Koofurta Afrika, Bartamaha Afrika, iyo Galbeedka Afrika) iyo guud ahaan qaaradaba....
Taajir u dhashay Boqortooyada Sacuudiga oo lagu magacaabo Amiir Alwaleed Bin Talal ayaa saami ka iibsaday barta muuqaalada lagu duubo sidoo kale bulshadu kuwada xariirto ee Snapchat...