Xoghayihii Ra’isul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya oo lagu xiray magaalada Hargeysa
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland lagu xiray Xoghayihii Ra’isul Wasaare kuxigeenka Xukuumada Soomaaliya. Ciidamada maamulka Somaliland...