Saraakiil katirsan Milatariga Soomaaliya oo loo qaaday Turkiga (Daawo Sawirada)
Saraakiil katirsan ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa maanta tababar loogu qaaday dalka Turkiga, waxaana saraakiishan garoonka Aadan Cadde kusii sagootiyay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya. Diyaarad milatari oo...