Xili Habeen ah oo la qabanayo Finalka Koobka Degmooyinka G/Banaadir (Daawo Sawirada)
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan wadatashi ah oo looga hadlayay mudeynta tartanta Finalka ee Cayaaraha degmooyinka...