Mooshin loogu yeerayo R/W Kheyre oo loo gudbiyay Gudoonka Golaha Shacabka
Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa saxiixay mooshin loogu yeerayo Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre si wax looga weediiyo amaanka sii xumaanaya iyo...