Somaliland oo ka jawaabtay Hadal kasoo yeeray Xukuumada Soomaaliya
Maamulka Soomaaliland ayaa si adag uga jawaabay hadal dhawaan kasoo yeeray  Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo rajo ka muujiyay in Madaxweyne...