Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle ayaa tan iyo markii la doortay ku mashquulsanaa xil ka qaadista iyo magacaabista Gudoomiyaha gobolka Hiiraan iyo Gudoomiyaasha degmooyinka gobolkaasi. Maxamed Cabdi...
Digreeto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa lagu magacaabay Xoghaye KMG ah ay yeelaneyso...
Waxaa mar kale baaqday shir uu isugu yeeray Madaxweynaha Soomaaliya in ay isugu yimaadaan Madaxda is khilaafsan ee maamulka Galmudug, waxaana shirkan horey loo qorsheeyay...
Waxaa saakay xaafad ku dhaw saldhiga degmada Yaqshiid ee gobolka Banaadir lagu arkay meydka wiil dhalinyaro ah oo la dilay, waxaana goobta meydka lagu arkay...