Dowlada Soomaaliya oo shaacisay in la gaaray Xiligii Farmaajo ka dagi lahaa Hargeysa
Raisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed oo Wareysi siiyay Idaacada BBC-da ayaa sheegay in dowlada Federaalka ay ka shaqeeneyso sidii loo bilaabi lahaa...