Xarakada Al Shabaab ayaa ka hadashay goobo la sheegay in xiliyada habeenkii ah lagu caweeyo oo kuyaala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, waxa ayna Shabaab...
Xarakada Al Shabaab ayaa uga digtay Dalladaha waxbarashada dalka gaar ahaan kuwa magaalada Muqdisho in ay wada shaqeyn toos ah la yeeshaan dowlada Federaalka Soomaaliya....
Senatka Mareykanka ayaa gelinkii dambe ee Sabtidii ansixiyay Brett Kavanaugh in uu noqdo garsoore ka tirsan maxkamadda sare ee Mareykanka, kadib isbuucyo hareeyay noloshiisa eedeymo...
Wararka aan ka heleyno magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socdaan shirar looga soo horjeedo siyaasada Madaxda sare ee...
Madaxweynihii hore ee dalka Koonfurta Kuuriya Lee Myung-bak ayaa lagu riday 15-sano oo xabsi ah, waxaana lagu eedeeyay Madaxweynaha in uu ku kacay Musuq maasuq...