Gudoomiyihii gobolka Sh/Hoose oo xilka laga qaaday loona magacaabay Wasiir (Digreeto)
Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilka looga qaaday Gudoomiyihii gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) ....