Madaxweyne Macron oo Shahaado iyo Sharci siiyay Nin soo galooti ah oo Wiil yar bad baadiyay (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa maanta oo Isniin ah waxa uu qasriga Madaxtooyada Faransiiska ee Elysee Palace ku qaabilay nin soo galooti afrikan ah oo bad...