Daawo Sawirada: Soomaali badan oo laga soo daayay Xabsiyada Liibiya oo saakay Muqdisho la keenay
Waxaa saakay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad siday dad ka badan 150-qof oo Soomaali ah kuwaa oo ku dhibaateesnaa Gudaha...