Farmaajo oo loogu baaqay sameynta Afar arin si uu Imaaradka ula Heshiiyo (Akhriso )
Ururka xasaradaha caalamiga ayaa ka digaya in muranka kharaar ee u dhexeeya dawladaha khaliijka Carabta uu khatar ku yahay oo uu wiiqayo daganaanshaha Soomaaliya. Hadalka...