Kenya oo ka carootay in Garoonka Joma Kenyatta lala bar bardhigo kuwa Soomaaliya
Dowlada Kenya ayaa si weyn uga carootay in garoonkeeda Diyaaradaha Joma Kenyatta ee kuyaala magaalada Nairobi lala bar bar dhigo garoomada Diyaaradaha ee kuyaala Soomaaliya....