Madaxweyne Trump oo hal shardi ku xiray in Kim John Un ku casuumo Aqalka cad
Waxaa lagu wadaa in dalka Sangapore 12-ka bishan June kulan lawada sugayo ku yeeshaan Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump iyo Hogaamiyaha Mayalka ee Waqooyiga Kuuriya...