Jawaari oo la kulmay Safiiro iyo Wakiilo ka socda Beesha Caalamka
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa saacadihii lasoo dhaafay kulamo gooni gooni ah la yeeshay Safiiro iyo Wakiilo ka socda Beesha Caalamka...