Gudoomiye Mursal oo la kulmay Madaxweynaha iyo R/Wasaaraha Jabuuti (Daawo Sawirada)
Gudoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya Mohamed Mursal Sheikh C/raxmaan oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa kulamo la qaatay Madaxweynaha iyo Ra’isul Wasaaraha dalka Jabuuti. Qasriga Madaxooyada...