Qarax lagu dhaawacay Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose iyo Masuuliyiin kale
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax miino lagu weeraray kolonyo gaadiid ah uu la socday Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose iyo Masuuliyiin...