Wasiirka Isgaarsiinta oo ka hadlay Muranka ka dhashay dhismaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada Cabdi Canshuur Xasan ayaa ka warbixiyay guulaha laga gaaray dhismaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo dhowaan loo sameeyay Hay’ad Maamul (Borad...