Waxaa isa soo taraya tirada dalalka danaynaya in ay maamulaan dekada Soomaaliya , taas oo mararka qaar horseeday xasarad dublamaasiyadeed maadaamaa dalalka ka mid ah...
Waa wax wanaagsan in dekadaha dalka ay helaan maalgelin xooggan si ay Soomaaliya uga faa’iideysato khayraadka dabiiciga ah, dalkuna horumar dhaqaale u gaaro, shacabkuna horumar...
Dalka Mareykanka waxaa maalin kahor ka dhacday dil argagax iyo layaab ku abuuray dad badan , kadib markii haweeney 92-sano jir ah toogasho ku dishay...
Wasaarada Amniga Xukuumada Soomaaliya ayaa shaacisay in dowlada wado qorshe ay ku dooneyso in looga hortago hubka kooxaha Al Shabaab iyo Daacish kala soo degaan...