Duqa London oo Ansixiyay Boombale loo ekeesiiyay Donald Trump (Daawo Sawirada)
Duqa magaalada London Sadiiq Khan ayaa ansixiyay qorshe la doonayo in lagu sameeyo laguna duuliyo Boombale Muuqaal ahaan loo ekeesiiyay Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump....