Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay Qaraxyadii iyo Weerarkii maanta ka dhacay Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Xukuumadda Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle oo goordhaw Shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay weerarkii maanta Al Shabaab ku qaadeen xarumaha Wasaaradaha...