Jabhada ONLF oo ka hadashay Shidaalka laga soo saaray dhulka Soomaali Galbeed
Dowlada Ethiobia ayaa markii ugu horeysay bilowday soo saaritaanka saliid Ceriin ah iyo shidaal dibiici ah ,waxaana laga soo saaray deegaanada dhaca bariga dalkaasi  ee Kalub...