Xuseen Sheekh Qaasim oo kahor yimid Xil ka qaadis dhawaan lagu sameeyay
Maamulka Hirshabelle ayaa dhawaan xilka ka qaaday qaar kamid ah Gudoomiyaasha degmooyinka Gobolka Hiiraan iyo kuxigeenadooda, waxaana xilalkaasi loo magacaabay masuuliyiin cusub. Xuseen Sheekh Qaasim...