Soomaaliya Xiligan Lacag Nuucee ah ayey u baahantahay in loo soo Daabaco?
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa Warbaahinta u sheegay in Bankiga aduunka iyo Hay’adda lacagta aduunka ay ku qanceen hufnaanta Nidaamka Maaliyadda ee Dalka,...