Madaxweynaha cusub ee maamulka Soomaalida Itoobiya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu xilka uga qaaday qaar badan oo kamid ahaa taliyaashii hore ee ciidanka...
Over 204,000 people were forcibly removed from their homes this year, nearly double the same period last year, with many people made homeless multiple times...
Magaalada Jigjiga ee xarunta maamulka Soomaalida Itoobiya waxaa maanta ka dhacay banaan baxyo waa weyn oo looga soo horjeeday dad Soomaali ah ay laayeen Ciidamada...
Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta magaaladaasi ka taagan tahay xiisad ka dhalatay dil wiil dhalinyaro ahaa oo...
Ciidamada booliiska dalka Kenya ayaa saakay magaalada Nairobi ku xiray Gudoomiyaha magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari, waxaana lagu tuhmayaa in uu ku lug lahaa...