Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo saakay soo gaaray Muqdisho (Daawo Sawirada)
Waxaa saakay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo mudooyinkii dambe kunoolaa dalka dibadiisa, Garoonka...