Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka C/weli Ibraahim Muudey ayaa goordhaw soo saaray qoraal ku socda Xildhibaanada Baarlamaanka oo ku aadan in wax hub ah...
Kooxo biskoolado ku hubeesan oo katirsanaa Al Shabaab ayaa maanta meel ku dhaw Warshadii hore ee Baastada ee Degmada Yaqshiid waxa ay ku dileen askari...
Baarlamaanka 10-aad ee Dowlada Federaalka Somalia ayaa lugaha la galay qalalaase siyaasadeed oo saameyn badan ku yeelan kara habsami u socodka howlaha iyo kulamada Golaha...
Jaamacadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa Munaasabad qalin jabin ah u qabatay 479 arday oo ka qalin jebiyey Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda , waxaana munaasanbadan...