Baroor Diiq loo sameeyay Falastiiniyiin shalay lagu laayay Marinka Gaza (Daawo Sawirada)
Waxaa maanta Marinka Gaza ee dhulka reer Falastiin ka dhacay banaan bax loogu baroor diiqayay 16-qof oo Falastiiniyiin ah oo shalay Ciidamada Yahuuda ku dileen...