Ciidamo katirsan Ilaalada Madaxtooyada oo Tababar loo soo xiray (Daawo Sawirada)
Waxaa maanta tababar loo soo xiray ku dhowaad labo boqol askari oo katirsan Ciidanka Ururka 60-aad ee ilaalada madaxtooyadda Soomaaliya, kadib tababar dhoor bilood ah u...