Safaarada Mareykanka ee Muqdisho oo sababo amni darteed loo xirayo
Mas’uuliyiin ka tirsan Waaxda Arrimaha dibadda Mareykanka (State Department) ayaa soo jeediyay in la xiro safaaradda Mareykanka ee Muqdisho, islamarkaana shaqaalaha iyo diblomaasiyiinta laga daad-gureeyo,...